Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaalaha Qarxa “SAWIRRO”

4720

Ciidamada amniga ee dowladda ayaa caawa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaari nuuca loo yaqaan kaarib oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaasi oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo goobaha shacabka ay isugu yimaadaan.

Xog ay heleen ciidamada amniga, ayaa suurta gelisay inay gacanta ku dhigaan gaariga oo yaala afaafka hore ee Iskuul Xaawo Taako ee degmada Xamar Weyne.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Taliska hay’adda NISA a

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada ay ku guuleesteen fur-furidda Qarixii laga soo buuxiyay gaarigaas ,Kaa soo kooxda Argagixisadu ugu talagashay in ay wax yeelo ku gaarsiiyaan shacabka soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan .

Ciidamadda Amaanka qaranka soomaaliyeed ayaa Har iyo Habeen waxay dadaal ugu jiraan ka hortaga weerarada kooxaha caadeestay daadinta dhiiga Umadda Soomaaliyeed.

 

2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 vlcsnap-2016-08-28-23h04m26s537

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here