Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjooge sare oo ka tirsan Argagixisada al-shabaab

Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda alshabaab ee Bariire.

Hawlgalkaan lagu qabtay horjoogahaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho,waxuuna sidoo kale Argagixisada u qaabilsanaa u xalaalaynta dhiigga dadka muslimiinta ah.

Ciidamada qaranka ayaa wada howlgal aad loo qorsheeyay oo lagu dhabar jabinayo argagixisada si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here