Ciidamada Amniga oo gacanta ku soo dhigay Horjooge ka tirsan Al-Shabaab

-Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Horjooge kooxeed ka tirsan Amniyaatka Argagixisada Al-Shabaab, waxa uuna ahaa horjooge koox Shabaab ah oo qaabilsan Khaarijnta.

 

Dhagarqabahaan ayaa ku danbeeyay abaabulka iyo hugaaminta Dilal badan oo loo gaystay Dad waxtar leh.

Dowladda federaalka Soomaaliya waxeey ku hawlantahay dabargooynta argagixisada Alshabaab si looga badbaadiyo shacabka soomaaliyeed dhagartooda.

Waa hawlgalkii sadexaad oo todobaadkaan gudihiisa talaabo looga qaaday Argagixisada Alshabaab.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here