Ciidamada Amniga oo ka hortagay Qaraxyo Argagixiso

2346

Maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Alshabaab ayaa isku dayay in ay xoog uga soo gudbaan baro koontorool oo ku yaalla agagaarka Ceel-gaabta.

Ciidammada amniga ayaa ka hor joogsaday taas oo ku khasabtay in ay qarxiyaan labo gaari oo ay wateen.

Faahfaahin dheeri ah la soco goor dhow

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here