Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne oo u dabaal dagay Maalinta Xuriyadda Jabuuti”Sawirro”.

Boqolal katirsan Ciidamadda AMISOM ee kasocda dalka Jabuuti kuna sugan Magaalada Beledweyne ayaa udabaal degay sanad guradi 44 ee kaso wareegatay xurnimada dalka Jabuuti , waxaana ay fantasyo kusoo bandhigeen Saldhiga Ceeljaalle oo xarun u ah Ciidamadda AMISOM ee ka socdo dalka Jabuuti.

Ciidanka Jabuuti ee ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa soo bandhigay dhooltus ay ugu dabaal dagayeen sanad guuraddii 44-aad ee ka soo wareegtay maalinta ay xurnimada ka qaateen gumeystihii Faransiiska.

Ciidamadda jabuuti ee qeybta ka ah  howgalka AMISOM ee Soomaaliya  ayaa sanad walba  u dabaal daga  maalinta xuriyadda ee Dalka Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here