Ciidamada Senegal Ee Nabad Ilaalinta U Jooga Dalka Gambia Oo Laga Helay COVID-19

100 ka mid ah ciidmada Wadanka Senegal oo shaqada Nabad ilaalinta u jaooga dalka Gambia ayaa laga helay xanuunka COVID-19.

Ciidmadan ayaa ka mid ahaa 600 askari oo dalka Senegal dib ugu laabanayay kaddib markii ay u dhamaatay kaltankii shaqada.

Askarta ayaa iminka lagu karantiilay Toubacouta oo ah meel u dhow xadka Dalka Gambia.

Ciidanka Senegal ayaa qeyb ka ah howlgalka ay ciidanka uruka Galbeedka Africa ee  ECOWAS kuwaas oo Gambia tagay sanadkii 2012

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here