Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ka qabtay Gaari iyo Labtobyo loo adeegsan rabay Qaraxyo

4097

Ciidamada Amaanka Dalka ayaa ka hor tagay weerar qaraxyo ah oo loo adeegsan lahaa  Gaari iyo Todobo Laabtob, kuwaasi oo ay ciidanku ka war heleen, iyaga oo sidoo kale la qabtay ninkii DIyaarinayay.

Sida aan wararka ku helayno Ciidanka  ayaa ka qabtay Waxyaabahasi Qarxa Degamda Howlwadaag.

 

Goor dhaw ayaan idiin soo gudbin doonaan Faahfaahinta Warkaan

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here