Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsan Al-Shabaab

42

Howlgal qorshaysan oo ay maanta magaalada Muqdisho ka fuliyeen ciidanka ammaanka ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo qabtay xubin ka tirsan Amniyaadka Al-Shabaab.

 

Howlgalka ayay ciidamadu amnigu ka fuliyeen bartilmaameed lagu raad joogay oo ku dhuumaaleysanayay qeybo ka mid ah magaalada, waxaana ay ciidamadu ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan xubin argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka

Tani waxay tusaale u tahay shaqada adag ee ciidamada amnigu ku sugayaan Nabadgalyada iyo xasiloonida caasimadda.

 

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here