Ciidanka amniga Putland oo fashiliyey qaraxyo lagu aasay Boosaaso + Sawirro

Ciidanka amniga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan ka hortagaan qaraxyo lagu xiray bartamaha magaalada Boosaaso.

Argagaxisadda ayaa dooneysay inay qaraxyadaas ku gumaadaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dagan gobolka Banadir xaruntiisa ee Boosaaso.

Saraakiisha ciidanka amniga ee magaalada Boosaaso ayaa lafiyaa inay goordhow arrintaan faahfaahin dheeraad ah ka bixiyaan.

Faah-faahinta oo dhmeystiran goordhow ayaan idiin soo gdubin insha allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here