Ciidanka booliska oo gacanta ku dhigay nin bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamadu ay ku lahaayeen Jowhar

Ciidamada booliska dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa gacanta ku dhigay nin bam gacmeed ku tuuray fariisin ciidamada ay ku lahaayeen Warshaddii hore Isnaay ee sonkarta soo saari jirtay xaafadda Horseed ee magaalada Jowhar.

Laamaha amniga ayaa sheegay in ay beri ka hadli doonaan arrintan, saxaafaduna u soo bandhigi doonaan, haddana ay ku socdaan baaritaanno dheeraad ah.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here