Ciidanka Itoobiya oo sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala gobalka Tigray.

Ciidanka itoobiya ayaa sheegay in ay hub ka heleen kaniisad ku taala deegaanka Wajerat ee gobalka Tigray halkaas oo la sheegay in ciidanka TPLF ay saldhig ahaan u adeegsanayeen.

Sida ay sheegtay wakaalada wararka itoobiya waxaa ciidanka arintan ku wargaliyay dadka deegaanka oo dhibaaday in kaniisada saldhig laga duulo laga dhigo.

Saraakiisha ciidanka itoobiya ayaa sheegay in kaniisada ay TPLF u ahayd bar ka ridaan madaafiicda iyo gantaalada gaar ahaan gataala dhulka ee BM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here