Ciidanka Jubbaland oo sameeyay howlgal khasaaro ay ku gaarsiiyeen Al-Shabaab

Dhinaca kale,abaanduulaha guutada 1-aad ee ciidanka daraawiishta Jubbaland Aadan Cabdulqaadir ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ka fuliyeen deeganno dhaca duleedka magaalada Kismaayo iyo guulihii uu ku soo dhamaaday howlgalkaasi oo uu tilmaamay in ay khasaarooyin dhimasho,dhaawac iyo hub furasho ay ku sameeyeen kooxda al-Shabaab ah

Howlgalkaan oo kuwii u dambeeyay ay ka dhaceen Yaaq Bishaaro,Cabdalla Biroole iyo deegaanno kale,ayaa warku intaa ku daray in uu qeyb ka yahay dadaallo la doonayo in lagu xaqiijiyo sugidda nabadgelyada,isla markaana cagta lagu marinaayo haraaga koooxda al-Shabaab eek u dhuumaaleysanay deegaanada Jubbaland.

SONNA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here