Ciidanka kenya oo sheegay in ay dileen xubnno ka tirsan kooxda argagaxisada ee Al-Shabaab

Ciidanka Dowlada Kenya ayaa sheegay in ay ku dileen 4 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab gobalka Lamu ee xeebta dhaca.

Saraakiisha amaanka ee kenya waxaa ay tilmaameen in ay nolol ku qabteen xubin ka tirsan argagaxisada ayna heleen hub iyo rasaas badan.

Weerarka ayaa ka dhacay keynta ama dhulka hawdka ee la yiraahdo Boni  kaas oo ku yaala gobalka Lamu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here