Ciidanka XDS oo howlgallo ka wada waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo “Dhageyso”

Amaanka Waddada isku xirta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ayaa soo haagayey muddooyinkii ugu danbeeyey kaddib markii Cutubyo katirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay howlgallo joogto ah ka sameeyey halkaas.

Taliyaha Ururka 35-aad Guutadda 7-aad qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Korneel Maxamed Caraaye “Foofoo” oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalkaasi uu ku wahnaa labo qeybood oo kala Maleeshiyaadka Al Shabaab iyo kuwo burcad ah oo dhibaateeya dadka waddada ku safraya iyaga oo kulabisan dareeska Ciidanka.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Korneel Maxamed Caraaye “Foofoo”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here