Ciidanka Xoogga dalka oo kordhiyey Howgalada lagu beegsanayo Argagaxisada “Warbixin”

Ciidanka Xoogga dalka ayaa sanadkii aan soo dhaafnay ee 2019 kordhiyey howgalada lagu beegsanayo Maleeshiyaadka Al Shabaab ee goobaha ay kaga sugan yihiin gobolada dalka.

Howgalo isbajoog ah ayaa todobaadkan gudahiisa ka dhacay qeybo kamid ah gobolada Jubooyinka, Shabeellaha Hoose iyo Shabeelaha Dhexe.

Tiro badan Argagaxisada ah ayaa ladilay sidoo kale waxaa laburburiyey xarumo ay ku gaban jireen.

Warbixin ku saabsan guulaha ciidanka Xoogga waxaa inoo diyaariyey Wariye Mustaf Maxamed Warcadeeye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here