Ciyaar Yahan Adebayor oo Qaatay Diinta Islaamka

4666

War hadda soo dhacay ayaa ku waramaya in Xidigga Kooxda Tottanhame iyo Xulka Qaranka Dalka Togo Adebayor uu qaatay Diinta Islaamka.

Adebayor ayaa loo Qabtay Toowxiidka Islaamka iyadoo Cod muuqaal ah oo la soo dhigay Bogga You Tube-ka taas oo laga arkayo Xiddiggaasi oo ku dhawaaqayo Shahaadada.

Adebayor ayaa ah weeraryahan can ah oo ka soo jeeda Qaaradda Afrika.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here