Ciyaarta ugu horaysa ee dalka Tanzania ka dhecaysa Galabta yaa dheeli doona “SAWIRRO”

Kooxda Kubadda Cagta Heegan ee ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo Dhawaan ka amba baxay Caasimadda Garayna Dalka Tanzania  oo Galabta  kulankeedii ugu horeeyay dalkaasi kula ciyaari doonta Koox Matalaysa dalka Burundi

qaar ka mid ah macallimiinta kooxda Heegan oo iyagoo joogaTanzania  u warramay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay si weyn ugu  diyaar garoobeen Ciyaarta Galabta taas oo dhexmari doonta kooxda Kubadda cagta Heegan iyo Koox matalaysa Dalka Burundi iyagoo rajeeyay inay guul ka soo hoyn doonaan ciyaartaas.

3

 

 

 

 

xookda heegan

2

3