Wareega labaad ee doorashada Madaxweyne ku-xigeenka oo bilaabatay

1083

Waxaa bilaabatay wareegga labaad ee Tartanka Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay u soo gudbeen saddex musharax, kaddib markiii ay noqdeen dadkii ugu codka sareeyay lixdii musharax ee xilkan u tartameysay.

Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in saddexda musharax ee u soo gudbay wareega labaad ay kala yihiin Maxamed Xaashi Carabeey oo helay 23 cod, Bashiir Diiriye Shariif oo helay 20 cod iyo Xasan Maxamed Warsame oo isna helay 12 cod, sidaas ayayna ugu soo gudbeen wareega labaad ee doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here