DAAWO AABBE WIILKIISA IYO GABARTIISA KU WAAYAY QARAXII ZOOBE

2336

Aabe Cumar Xaaji Maxamed Oo Naafo ah isla markaana laba carruur ah oo uu dhalay ku waayey Qaraxii Zoobe ayaa bulshada ka codsaday inay caawiyaan, maadaama meheraddii yar ee uu ku shaqeysan jiray ay bas beeshay, isla markaana uu ku waayay wiil iyo gabar.

Fadlan ku caawi wixii aad awoodo oo kala xiriir Nambarkiisa 00252-615851422

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here