Daawo Barnaamij Xiiso badan oo ka hadlaya qaabka shabaab weerarada u fuliyaan iyo sida loo fashiliyay hagar-daamadoodii

2197

Daawadayaasha sharafta leh meel walba oo joogtaan waxaa halkan idinkugu soo gudbinaynaa Muuqaal xiiso badan oo lagu kashifayo Macluumaad badan oo ku saabsan Dilal iyo weeraro qorshaysan oo Dalka laga fuliyay.

Daawadayaasha Muwaadiniinta ah waxaa ka codsanaynaa in ay si fiican u dhuuxaan ayna dareemaan in Shahaab siyaabo badan u qorsheenayaan in ay kuu dilaan ama kuu hagar-daamiyaan

DAAWASHO WACAN

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here