DAAWO: Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo looga hadlay muhiimadda shirka London

0
1958

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisoow” waxaana uu si faahfaahsan uga hadlay qorshaha waxqabad ee  dowladda, faa’iidada ugu jirto Soomaaliya shirkii lagu soo gabagabeeyay London iyo arrimo kale oo aad u muhiimsanaa.

Halka ka daawo Barnaamijka oo dhameystiran.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here