Daawo Bilicda Beeraha Degmada Buula Burte Ee Gobolka Hiiraan

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada iyo bilicda Buula-burte ee gobolka Hiiraan, gaar ahaan beer ku taala deegaanka Galmadowe Bari ee degmada Buula-burte, halkaasi oo ay ku yaalaan dalagyada nuucyadeeda kala duwan, taasi oo dhiiri gelin u ah beeraleyda Gobolka.

Sawir Qaade:- Sakariye Cali Raage (Buula-burte)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here