Daawo: Doorashada Kursiga Golaha Shacabka ee ka socota Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusameerb waxaa si toos ah uga socota Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo dhawaan geeriyooday.

Waxaa ku tartamaya ilaa sadex Musharax kursigaan oo ka banaan Golaha Shacabka.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here