DAAWO-Horjooge sare oo shabaab ka soo goostay oo ka shifay sir badan.(XOG-MUHIIM)

0
2943

Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid aha koxda shabaab  ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.

Sheekha oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka isaga oo kusugan Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland ayaa ka faalooday dhibaatada ay Ummadda u geystaan maleeshiyaadka Al-Shabaab, isagoo u waramay Wariya Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Jubbada Hoose Aadan Kismaayo

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here