DAAWO: Isu soo bax lagu weyneynayay dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) oo lagu qabtay Muqdisho

Banaanbax lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) isla markaana looga soo horjeeday Aflagaadadii loo geystay ayaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Isu soo baxaan oo ay ka soo qeyb galeen culimaa’udiin iyo dadweyne aad u fara badan ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ka dhan ah Madaxweynaha Faransiiska

Halkan ka Daawo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here