Daawo mid ka mid ah dhibaatooyinka ay shacabka Soomaaliyeed u geysteen kooxda naxariista daran ee Al-shabaab.

14 Okoobar ee 2017 ayaa noqotay Mid ka mid ah maalamaha ugu murugada badanaa ee Shacabka Soomaaliyeed Soo maray waxaana Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarixii ugu Weynaa abid ee ka dhaca dalkeena.

Qaraxaas ayaa waxyeelo dhimasho iyo dhaawac isugu jiro u geystay ku dhawaad kun qofood oo ahaa shacab Soomaaliyeed , xanuunka uu shacabka Soomaaliyeed Qaraxaas u geystay ma ahan mid qoraal yar lagu soo koobi karo balse waxaa muuqaneyso  in Shacabka Soomaaliyeed ay si wanaagsan u fahmeen in Kooxda Al-Shabaab waxa ay doonayaan ay tahay baabi’inta Shacabka Soomaaliyeed iyo Burburinta Rajadda Shacabka Soomaaliyeed.

Haddaba Hoos ka Daawo Mid ka mid ah Dhibaatooyinka ay shacabka Soomaaliyeed u geesteen kooxda Arxanka daran ee Al-shabaab.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here