DAAWO MUUQAALKA sida uu u dhacay Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ee Qaahira

0
1853

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sareeyo loogu sameeyay xarunta madaxtooyada dalka Masar ee magaalada Qaahira kadib markii casuumaad rasmi ah uu ku yimid dalkan.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn salaan sharaf ka qaatay ciidamada qalabka sida ee Masar cutubyo katirsan iyadoo uu wehliyo dhigiisa Masar Gen.C/Fataax Siisii waxaana madaxweynuhu uu gacan qaaday xubno katirsan golaha wasiirada Masar ee aqalka goobjooga ka ahaa.

HADABA MUUQAAL AHAAN HALKAN KA DAAWO

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here