DAAWO: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray ciidan loo diyaariyay xasilinta amniga caasimadda

2172

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa galabta booqasho ugu tagey ciidan loo diyariyey qorshaha xasilinta Amniga caasimadda, kuwaasi oo uu u jeediyay hadalo dhiiri gelin ah.

Halka ka daawow warbixinta oo dhameystiran.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here