DAAWO: Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho, ka dib safar shaqo oo 11 cisho qaatay oo uu ku tagay Puntland iyo Galmudug kaas oo ku qotomay arrimaha doorashooyinka, iskaashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-goboleedyada iyo u kuurgalidda nolosha bulshada.

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa ka warbixiyay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here