Daawo Sawirada:- 25 Sano Kaddib oo dib loo furay Safaaraddii Soomaaliya ee Ciraaq

0
4264

Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada safaaraddii Soomaaliya ay ku lahayd waddanka Ciraaq oo dib loo furay, kaddib muddo 25-sano ah, iyadoo furitaanka safaaradda ay ka  Qayb-galeen mas’uuliyiin ka socday xukuumadda dalka Ciraaq iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaan Safaaradda Xariga Si wada jir ah uga jaray Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dalka Cabdisalaan Cumar Hadliye iyo Xubno ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka, Ciraaq, iyadoo halkaasi goob joog ay ka ahaayeen, Danjiraha Somalia ee Ciraaq, marwo Khadiija Al-Makhsuumi Soomaaliya ee dalka Kuwait, Maxamed Sheekh Amiin, guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Somalia, C/qaadir Cosoble Cali, wasiirka bartoolka, Maxamed Mukhtaar iyo madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo mas’uuliyiin kale.

2015101663580562837102295311 201510166358056287074415703 201510166358056289193641402 201510166358056294874925354 201510166358056298763002186 201510166358056300415281997 2015101663580563014983485212 201510166358056321553019288 201510166358056322696521879 2015101663580563420136005812 2015101663580563437379907513 2015101663580563455136839614 2015101663580563468508880415 2015101663580563480924196417 2015101663580563494972010819 2015101663580563537138628618 2015101663580563553625992821

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here