DAAWO SAWIRADA: bilicda Xeebta Xamar iyo Goobweyne ee Gobolka Jubbada Hoose

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeynaa sawiro ka turjumaya bilicda dalka, sawiriada ayaa ah kuwa laga soo kala qaaday Xeebta Liido degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho iyo magaalada Goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose.

Sawirrada ayaa ah kuwa si heer sare ah loo qaaday, waxaana ay tilmaamayaan bilicda qaar ka mid ah gobollada dalka oo ay caasimadda ku jirto.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here