WARARKA Daawo sawirada Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo booqday Beledweyne By Radio Muqdisho - February 22, 2015 Share on Facebook Tweet on Twitter Madaxweyniyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Beled weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana halkaasi si weyn ugu soo dhaweeyay maamulka gobolka iyo boqolaal dadweyne oo ku nool magaalada Beled weyne.