DAAWO SAWIRADA MEYDADKA KOOXDA UGUS EE LAGU LAAYAY HOTEL MAKA AL-MUKARAMA

14533

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa meydadka maleeshiyaadkii UGUS ee shalay weerarka ku qaaday Hotelka Maka Al-Mukarama ee ay ciidamada ku toogteen gudaha hotelka, iyadoo dadkii ay ciidamadu ka soo badbaadiyeen weerarka  ay amaan iyo bogaadin u jeediyeen ciidanka.

Ciidamada ayaa toogasho ku dilay dhamaan kooxdii hotelka weerarka ku qaaday, iyadoo aysan jirin cid ka tirsan maleeshiyaadkaasi oo goobta ka baxsatay.

vlcsnap-2015-03-28-08h03m10s86 vlcsnap-2015-03-28-08h06m41s230 vlcsnap-2015-03-28-08h06m53s91 vlcsnap-2015-03-28-08h07m03s184   vlcsnap-2015-03-28-13h13m12s36 vlcsnap-2015-03-28-13h14m04s98 vlcsnap-2015-03-28-13h14m35s150 vlcsnap-2015-03-28-13h15m12s17 vlcsnap-2015-03-28-13h15m29s186 vlcsnap-2015-03-28-13h18m45s124 vlcsnap-2015-03-28-16h41m06s161  vlcsnap-2015-03-28-16h41m28s141

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Masha allah Job well done,, Ciidanka howshaan soo af jaray waxa lee yahay waad mahad santihiin boqol kiiba boqol, allaha noo kiin dhaafo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here