Daawo sawirada raashin laga qaybiyay degmada Dharkenley

2253

Maamulka degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa waxaa uu degmadaas ka sameeyay rashin qaybin iyadoo gudoomiyaha degmada uu dad gaaraya 350  oo danyar ah haweena u badan uu gaarsiiyay raashinkaas oo dowladda Cuman ay soo marsiisay wasaarada arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya.

SAWIRRO HOOS KA DAAWO 

IMG_4333 IMG_4346 IMG_4410 IMG_4421 IMG_4315

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here