Daawo Sawirada : Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Imaaradka kula kulmay Saraakiil Sarsare

0
6433

Taliyaha Ciidanka Xoogaa Dalka Soomaaliya Gen. Maxamed Adam Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa kulmay Magaalada Abu Dhabi Saraakiil sare oo Ka tirsan dalkaasi, waxana ay Ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal, gar ahaan taageeradooda ku aadan dhismaha Ciidamadda Soomaaliya.

received_994077774059227 received_994077954059209 received_994078400725831 received_994080314058973

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here