Daawo sawiradii allaha u naxariistee Maxamed Cali Kalaay

0
11272

Allaha u naxariistee feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, oo sabtidii la soo dhaafay ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaalada Phoenix ee gobolka Arizona ee dalka Mareykanka isagoo 74 sano jir ahaa da’diisa.

Maxamed Cali ayaa sadex jeer ku guuleystay horyaalka feerka culus, waxaana markii warka geeridiisa uu soo baxay laga dareemay guud ahaan caalamka maadaama uu ahaa nin caan ah.

Feeryahankii hore ayaa ahaa nin Muslim ah oo diintana ku dhegan isla markaana si aad ah ugu dhiidhiyi jirey marka siyaasiyiinta iyo dadka kale oo aan muslimka aheyd ay isku dayaan in ay wax ka sheegaan diinta Islaamka iyo dadka muslimiinta ah, isagoo sidoo kalena ahaa nin u ololeyn jirey xuquuqda dadka la takooro.

Allaha u naxariistee, Maxamed Cali, ayaa meydkiisa la jeeyay magaalada uu ka soo jeedo Louisville ee isla dalka Mareykanka oo ah meeshii uu ku dhashay, waxaana maalinta Jimcaha lagu aasi doonaa halkaas.

Aaska allaha u naxariistee Maxamed Cali, ayaa u dhici doono qaab waafaqsan diinta Islaamka iyadoo ay ka qeybgali doona dad heysta diimo kala duwan.

34E7E5E900000578-3626702-Ali_is_pictured_in_September_2012_alongside_his_wife_Lonnie_Ali_-a-24_1465184566254 34E84A0E00000578-3626702-Three_of_a_kind_Former_World_Heavyweight_Champions_Joe_Frazier_M-a-30_1465184566401 34EB97A500000578-3626702-The_Greatest_Muhammad_Ali_stands_over_fallen_challenger_Sonny_Li-a-23_1465184566204 34EBBBCA00000578-3626702-Sad_Muhammed_Ali_s_brother_Rahman_at_The_Greastest_s_boyhood_hom-a-48_1465186355182 34EBFBCF00000578-3626702-A_meeting_of_minds_Muhammad_Ali_poses_with_The_Beatles_who_visit-a-31_1465184566410 34EBFBD300000578-3626702-Trading_punches_Muhammad_Ali_and_Joe_Frazier_box_in_a_12_round_n-a-29_1465184566355 34EC38C100000578-3626702-The_last_public_picture_Muhammad_Ali_pictured_with_singer_Carrie-a-26_1465184566293 34F1AC3F00000578-3626702-Hundreds_of_mourners_many_visibly_shaken_by_the_passing_of_their-a-51_1465186721538 34F1CF7100000578-3626553-Rest_in_Power_A_mourner_wrote_a_a_heartfelt_note_about_Ali_calli-a-30_1465167014698 34F4FF3000000578-3626553-image-a-47_1465167503694 34F5A23200000578-3626553-image-a-1_1465175596365  34F55AB200000578-3626553-image-a-12_1465170994334 34F527E800000578-3626553-image-a-49_1465168534037 34F4736D00000578-3626702-A_man_carries_a_photo_of_Ali_outside_the_boxing_legend_s_childho-a-50_1465186718758  34F4705000000578-3626702-Hundreds_of_fans_flocked_to_Ali_s_childhood_home_above_on_Sunday-a-49_1465186521097 F4Fm0B87Yf42da652fa04546ffb-3626553-Moroccan_King_Hassan_II_R_decorating_Muhammad_Ali_during_a_cerem-a-71_1465169646590

Xigasho: Daily mail

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here