Daawo Sawirrada: Ammaanka iyo horumarka ka jira degmada Mahadaay

Degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe waxaa gacanta ku haysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ay ka howlgalaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM oo iyagu ka saaray maleeshiyaadka Shabaab.

Dadka ku dhaqan degmada Mahadaay ayaa si dhow ula shaqeeya maamulka dowladda iyo ciidamada ka howlgala magaaladaasi.

Maamulka degmadaasi ayaa dadaal balaaran ugu jira dib usoo nooleynta adeegyadii lagama maarmaanka u ahaa nolosha bulshada.

Mahadaay waxaa mara wabiga Shabeelle sidasi darteed ayeey leedahay dhul beereed, ammaanka magaaladaasina wa mid la isku haleyn karo.

Mahadaay-1 Mahadaay-2 Mahadaay-3 Mahadaay-4 Mahadaay-5 Mahadaay-6 Mahadaay-8 Mahadaay-10 Mahadaay-12

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here