Daawo Sawirrada:- Duqa Muqdisho Oo Galabta Ka Qeyb Qaatay Ololo Nadaafadeed Oo Laga Sameeyay Boondheere

1
2557

Shaqaalaha Dowlada Hoose  Xamar ee uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa Galabta Ka Qeyb Qaatay ololo Nadafadeed oo Laga sameeyay Ex Baarlamaan Degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir.

12247872_1648104995428253_3768318732054442591_o

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) Ayaa Ugu Baaqay Shaqaalaha D/Hoose ee Xamar in Maalin Kasta oo Jimca Ah ka qeyb qaataan Nadaafada Magalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Sidoo Kale Guddoomiyaha Ayaa Ugu Baaqay in Qof kasta oo Muwaadin ah uu Ka Qey Qaadan Karo Bilic Soo Celinta Magalada Muqdisho oo muraayadii dalka.

IMG_0935 IMG_0937 IMG_0939 IMG_0941 IMG_1011 IMG_1033 IMG_1058 12247872_1648104995428253_3768318732054442591_oIMG_1062 IMG_1086 IMG_1130 IMG_1146 IMG_1152 IMG_1166 IMG_1180 IMG_1234

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Maashaa,allaah waa tusaale wacan oo ku dayasha mudan,waana sidii loo baahnaa tillaabada uu ku dhaqaaqay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen (madaale) waxaan rajeenayaa in la joogteeyo nadaafadda Magaala Madaxdeena oo ah Muraayadda Ummadda Soomaaliyeed meel kastaba ha joogtee, nadaafadda waxay door muhiim ah ka qaadanaysaa nabad galyada iyo bilicda magaalada.Madaalow haka Daalin wanaagga iyo dadaalka aad billowday si ay caasimadeenu bilicdiidii iyo karaamadii ay qarniyaal laheyd u ceshato,oo magacii wacnaa ee caalamku u bixiyay oo aheyd JAWHARADDA BADWEYNTA HINDIYA.shacbiga ku nool XAMAR CADDE waa inay ku daydaan Duqa Magaalada oo gacan weyn ka geestaan nadaafadda iyo bilicda Muraayadda Ummadda Soomaaliyeed.iskaa wax u qabso waa in la bilaabaa oo la hirgaliyaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here