Daawo Sawirrada: Maamulka G/Banaadir oo dib u dhis kale ku billaabay waddad Howlwadaag

1
9196

Maamulka gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadada Howlwadaag ee isku xirta Sayidka ilaa Bakaaraha kaddib markii qeybo ka mid ah ay bur buriyeen biyaha roobabkii ka da’ay magaaada Muqdisho.

Waddadan oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyay ayaa haddana roobabkii ugu dambeeyay waxyeello u geysteen qeybo ka mid ah waddadaasi, waxaana iminka socda dib u dhis kale oo lagu sameeynayo waddadaasi.

Dadka qaar ayaa qaba in haddii loo sameyn lahaa waddoyinka dhuumo ay biyuhu maraan aysan waxyeello u geysteen biyaha roobka, inkastoo hadda uu socdo dib u dhis kale oobil kaddib lagu sameeynayo wadada isku xirta sayidka ilaa Bakaaraha.

wado-burbur-7 waddo6 waddo5 waddo4 waddo3 waddo2 waddo1

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. gobolka banaadir waaku mahadsanyahay dadaalka ow wado ee owku dhisaayo wadooyinka muqdisho.

    wadadaan la dhisay mar aan dheereyn ee hadana ku burburtay roob da,ay hal maalin waxeey cadeyneysaa in shirkadii dhistay aysan aad u adkeyn ama aysan qibro dheer laheeyn,waayoo wadadii turkidu dhiseen dhowr sano ka hor ma eysan burburin,marka waa in gobolka banaadir la xisaabtamo shirkadii wadada dhistay waayoo shirkadaas ayeey waajib ku tahay ineey dib u dhisku sameeyso mar hadii iyadu ku qaadatay dhaqaale hore.

    waa in gobolku iska fiiriyo shirkadaha hada kadib dhisi doono wadooyinka si aan arinku u noqon maantana dhis berina dib u dhis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here