Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran

2
4963

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo ah kii ugu dambeeyay shirar ka dhacayay dalkeena Soomaaliya.

Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda maamulgoboleedyada dalka ka jira iyo madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana looga arrinsanayaa arrimo la xiriira dhameystirka hannaanka doorashooyinka dhawaan ka dhici doona dalka.

IB0A2475 IB0A2478 IB0A2483 IB0A2487 IB0A2489 IB0A2499 IB0A2504 IB0A2505

Did you like this? Share it:

2 COMMENTS

  1. shirkaan waa shir muhiim ah oo ay ummadda soomaaliyeed ka sugeyso natiijo wax ku ool ah,hadaba waxaa madaxda isu timid waajibku ah ineey masuuliyad weyn isi saaraan meelna iska dhigaan danaha gaarka ah ee ayka fekeraan in shacabkoodi sugayaan ayna masiirka ummadooda maanta u fadhiyaan.

    waxaan sugeynaa go,aano midnimo,wadaninimo,iswaafaqid, iyo in darajada koowaad laga dhigo danta wadanka iyo shacabka.

    ummadda soomaaliyeed waxaa waajib ku ah ineey u duceeyaan madaxda shirka u fadhido si illaaheey u waafajiyo towfiiqda.

    illaaheey waxaan weydiisaneynaa in madaxdeena ow isku waafajiyo talada iyo towfiiqda ayna ka soo baxdo go,aano waxtar u leh.
    dalkeena
    dadkeena

    iyo diinteena

    yaarabbi waxaanku faraxno ku dhameey shirkaan kana dhowr khilaaf iyo qabyaalad iyo gobolaysi
    waafaji madaxdeena midnimada iyo cisada ay leedahay walaalnimada iyo wadajirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here