DAAWO Sawirrada Madaxweynaha Qaranka iyo booqashadii Furumaha dagaalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, madaxweynaha ayaa tagay furumaha dagaalka ee ay ku sugan yihiin ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo dagaal kula jira maleeshiyaadka argagixisada ee UGUS.

 

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed (10) unnamed (11) unnamed (12) unnamed (13) unnamed (14) unnamed