DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gali doono Dalka Uganda

7886

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gaaray Uganda ayaa halkaasi uga qeybgali doono shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa inta uu booqashada ku guda jira waxaa uu la kulmi doonaa madaxda Uganda iyo wufuuda kale ee shirka ka qeybgalaysa.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ku jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Mas’uuliyiin kale oo wada hadallo la yeelan doona dhigooda wadanka Uganda.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here