DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhallinyaro ka mid noqonaya Ciidanka Xoogga Dalka

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada kulanka uu maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka la qaatay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii sokeeye ee ka jirtay magaalada Marka, kuwaasi  oo maanta laga bilaabo dhaqan celin loo sameeynayo, si ay uga mid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.