Daawo Sawirrada: Munaasabad lagu xusayay sanad guuradi maamulka Galmudug oo lagu qabtay Minnesota

3347

Munaasabad lagu taageerayaya waxqabadka maamulka Galmudug islamarkaana lagu maamuusayaya waxyaabihi u qabsoomay mudadii  sanadka ahaa ee uu dhisnaa ayaa lagu qabtay magalaada minaples ee gobolka Minnesota dalka Mareykanka.

Xafladdan oo ay soo qaban qabiyeen jaaliyadda Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahano,iyo bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka  Minnesota waxaana dhamaan ay ku amaaneen maamulka Galmudug dadaallada uu sameyeey mudadi sanadka ahayd ee uu maamulkaasi jiray.

Cabdi Xaashi oo ah guddoomiyaha jaaliyadda Galmudug ee gobolka Minnesota ayaa sheegey in ay garabtaagan yihiin ka qeyb qaadashada horumarka maamulkaasi islamarkaana ku amaanaya waxqabadkiisa.

Sidoo kale waxaa halkaasi hadallo kooban ka jeediyay qaar ka mid ah ka qeyb galayaasha kulanka oo muujiyay sida ay u taageersanyihiin dardargelinta howlaha horumarineed ee uu wado mamaulka Galmudug.

Maamulka Galmudug oo ka mid ah maamul goboleedyada ka hana qaaday dalka Soomaaliya ayaa mudooyinkii ugu dambeyeey wuxuu waday dadaalo ku adaan sidii loo horumarin lahaa deegaanada Galmudug.

14125054_10205265067825867_4632121342593233200_o 14138098_10205265120187176_8860642640367522768_o 14138594_10205265094946545_1933283740488113187_o 14138758_10205265069185901_3011984403499017985_o 14138885_10205265222709739_6384815917759031394_o 14188519_10205265162628237_8690030019941406491_o 14188673_10205265103546760_8576426579751202924_o 14188676_10205265163948270_1812386953237073945_o 14196094_10205265282671238_7034593373933564770_o 14205947_10205265101706714_1740116703529210666_o 14242354_10205265133067498_1949878915236612863_o 14242373_10205265078826142_7461675749657009136_o IMG_3911

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here