DAAWO: SAWIRRADA: Roobab bur bur u geystay dhismayaal ku yaala Marka

3350

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkuu soo gudbineynaa saameynta ay u yeelatay degmada Marka roobab mahiigaan ah oo ka da’ay guud ahaan dalka, kaasi oo watay dabeylo xoogleh.

Roobabka ayaa bur bur u geystay qaar ka mid ah dhismayaasha magaalada ku yaala, waxaana halkan idinkugu soo gudbineynaa bur burka ka muuqda magaalada.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here