Daawo Sawirrada: Tahriibayaal laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Talyaaniga

5745

Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale.

Maraakiibtan talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay tahriibayaashan kaddib markii doonti ay wateen ay ku qar-qantay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.

Tahriibayaal farabadan oo isugu jira Soomaali iyo Africaan kale ayaa hore ugu geeriyooday badda Mediterenimka ee u dhaxeysa Liibayo iyo Italy.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here