DAAWO SAWIRRADA:- Xuska ciidanka booliska Soomaaliyeed

3
3382

Akhristayaasha sharafta leh ee Radio Muqdisho, waxaa halkaan idinkugu soo bandhigaynaa Sawirrada xuska maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ku beegan maanta oo kale, waxaana ciidamada booliska la aas aasay 20-December sanadkii 1943-dii oo ka soo wareegatay 71-sano.

IMG_0724 IMG_0726 IMG_0734 IMG_0740 IMG_0741 IMG_0742 IMG_0745 IMG_0746 IMG_0751 IMG_0756 IMG_0765 IMG_0768 IMG_0772 IMG_0779 IMG_0783 IMG_0786 IMG_0789 IMG_0799 IMG_0803 IMG_0810 IMG_0817 IMG_0831 IMG_0838 IMG_0844 IMG_0851 IMG_0872 IMG_0874 IMG_0878 IMG_0886 IMG_0910 IMG_0915 IMG_0917 IMG_0918 IMG_0922 IMG_0926

 

Sawir Qaade:- Axmed Cali Kaahiye

Did you like this? Share it:

3 COMMENTS

  1. Waxaa sharaf inoo ah inuu soo laabto booliska soomaaliyeed waxaana yeelay juhdi farabadan ay dowlada ku sameysay waxaana jeclahay booliska soomaaliyeed haanoo laado ciidanka booliska soomaaliyeed

  2. Masha allah waa maalin qiimo weyn u leh umada somaaliyeed gaar ahaan ciidanka booliiska somali waa muqaal ka tarjumayo dawladnimada iyo heybada qaranka uu leeyahay hambalyo dhamaan saraakiinsha saraakiil xigeenada alifleyda

  3. asc dhamaan wariyasha radiyaha iyo TV-ga qaranka waan idin salaamay waxan idinka mahad celinaya sida wanaagsan od noguso bandhigtan mar walba horumarka dalka waadna ku mahadsantihiin shaqadiina wanagsan, hambalyo dhamaan umada soomaaliyeed manta waa malin weeyn asc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here