DAAWO: Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha

Shirka golaha Wasiirada ayaa lagu ansixiyay xeer-hoosaadka Golaha Wasiirrada iyo magacaabista xubin ka bannaaneyd Guddiga Madaxa banan ee la dagaallanka Musuqmaasuqa.

Halkan ka daawo Warbixinta Shirka Golaha Wasiirada 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here