Daawo Video: Wasiiru Dowlaha Arrimaha dibadda oo ka warbixiyay Safarka Madaxweynaha ee Imaaraadka

Wasiiru Dowlahada Arrimaha Dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Axmed Kheyr ayaa ka warbixiyay Socdaalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku joogo dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, isagoo sheegay in kulan gaar ah uu la qaatay Dhaxal Sugaha Imaaradda Abu Dubay, ahna Ku Xigeenka Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee dalkan Sheekh Maxamed Bin Zayed Al Nahyan, iyadoo ay ka wada hadleen Amniga, Ganacsiga, Maalgashiga, Hormarinta iyo la dagaalanka kooxda argagaxisada, wuxuuna wasiiru dowlada intaas ku daray in kulanka labada masuul uu ahaa mid dhaxalgal.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here