Daawo Video: Wax-qabadka wasaaradda haweenka

Agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka mudane C/qani Sheekh Cumar oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka “SNTV” ayaa ka warbixiyay waxqabadka wasaaraddaasi wixii ka dambeeyay markii uu la waraagay xilka agaasimaha guud ee wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo wareysiga oo muuqaal ah

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here